Sacuudiga oo balan-qaaday inuu wax ka qaban doono cabasho ka timid dowlada Somalia

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Sh. Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Dr. Towfiiq Bin Fowzan Al-Rabiicah. Wasiirka ayaa warbixin ku saabsan heerka diyaargarowga howlaha Xajka ka dhageystay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga iyo waxa uu Xajka sanadkan kaga duwan yahay sanadadii hore. Wasiirka … Continue reading Sacuudiga oo balan-qaaday inuu wax ka qaban doono cabasho ka timid dowlada Somalia